Rooble oo si kulul uga hadlay falkii ay saaka ku dhaqaaqeen kooxda Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyey falkii saaka Al-shabaab ay ku gubeen duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool raashin iyo hanti ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa falkaas ku tilmaamay qeyb kamid ah arxan darada kooxaha banaystay dhiigga iyo hantida shacabka Soomaaliyeed, sida uu yiri, kuwaasoo uu sheegay iney … Continue reading Rooble oo si kulul uga hadlay falkii ay saaka ku dhaqaaqeen kooxda Al-Shabaab